Talaado, Nov 15, 2022-Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa inaan isku garab siino shacab iyo dowladba,…
Talaado, November, 15, 2022 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta furay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ka qabsoomay xarunta kumeel gaarka ah Golaha Shacabka ee Villa…