Browsing Tag

caburinta

Sheekh Shariif: “Waxaan ka digeynaa caburinta

Golaha Midowga Musharixiinta Hogaamiyaha Soomaaliya 2020-2021, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka iyo waxa ay ugu yeeraan "Kordhinta cadaadiska dowladda federaalka ay ku hayso shacabka Muqdisho" iyagoo soo bandhigaya aragtidooda ku aaddan arrimaha doorashooyinka. Gudoomiyaha Ururka Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayey kulankoodii maanta ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin ayna si adag u…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More