Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo sheegay in anay beesha caalamku soo faragalin karin doorashooyinka…
Khamiis, May, 18, 2023 (AX) - Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in anay Gobaladda Waqooyi deeqaha caalamiga ah ku badalanayn in ay taladeeda shisheeye u gacan galiso.Hogaamiyaha oo hadal ka jeediyay munaasibada…