Declan Rice Wuu Ku Faraxsanyahay In Uu Iska Diiday Man City Kuna Biiray Arsenal.
Declan Rice ayaa dareensan inuu si sax ah u doortay ka tagista West Ham United kuna biiray Arsenal.
Taasi waa sida uu qabo khabiirka suuqa kala iibsiga ee Fabrizio Romano.
Romano oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi” Dareenka ayaa ah in…