Browsing Tag

Bariga

Soomaaliya: Colaadda Bariga Dhexe waxay khatar ku tahay xasiloonida iyo nabadda adduunka

 Isniin, April, 15, 2024 (AX) - Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si aad ah uga walaacsan tahay colaadda Bariga Dhexe, waxayna si adag ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay khuseyso in ay si deg deg ah u joojiyaan xiisadda colaadeed, ayna is xakameeyaan.War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in colaadaha iyo xiisadaha Bariga Dhexe ay khatar gelinayaan xasilloonida, nabadda adduunka iyo amniga.Xukumadda Soomaaliya waxa ay beesha caalamka ugu baaqday inay tallaabo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More