Arsenal Oo Guul Cajiib Ah Ugu Soo Laabatay Champions League, PSV Ayay Xasuuqeen.
Kooxda Arsenal ayaa guul ku bilaabatay tartanka champions League kadib markii ay garaaceen kooxda PSV kulan ka dhacay Emirate.
Gunners ayaa kulanka ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo doonayay in ay garaacaan kooxda reer Netherlands…