Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay gobolka Shabeellaha Dhexe
Khamiis, Juun 1, 2023 (AX) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ATMIS ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo wadajir ah ka sameeyay inta u dhaxeysa degmada Balcad iyo deegaanka Gololeey ee gobolka…