Arsene Wenger Oo Shaaciyay Sababta Ay Arsenal Ugu Guulaysan Karto Horyaalka Xilli Ciyaareedkan.
Arsene Wenger ayaa sheegay inuu ‘aad ugu faraxsan yahay’ saxiixyada cusub ee Arsenal, wuxuuna ku taageeray kooxdiisii hore inay mar kale u tartanto horyaalka Premier League xilli ciyaareedka soo socda.
Gunners ayaa ku dhawaatay ku…