Gobaladda Waqooyi oo sheegtay in dowlada Soomaaliya anay wax lug ah ku lahayn colaada Laascaanood
Isniin, Luulyo, 10, 2024 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu masuul ka yahay colaada Laascaanood, lakiin aanay dowlada Soomaaliya wax lug ah ku lahayn.Wasiirka Arrimaha Guddaha Gobaladda Waqooyi Maxamed Kaahin…