Taliyayaal katirsan howlgalka ATMIS oo loo xiray weerarkii Alshabaab ee Buulo Mareer
Axad, Juun 4, 2023 (AX) - Hogaamiyaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa shaaca ka qaaday in labo taliye oo katirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS la horgeyn doono Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.Labadan taliye…