Raysal wasaarayaal hore iyo siyaasiyiin kale oo heshiiska cusub ee doorashada Soomaaliya ku…
Axad, May 28, 2023 (AX) - Golaha wadatashiga qaran ayaa xalay gaaray heshiisyo doorasho oo taariikhi ah, iyadoo la isku raacay in sanadka soo socda dhici doonta doorasho hal qof iyo hal cod ah, waxayna doorashadu dhacaysaa shantii sanaba…