Browsing Tag

adag

Dowladda Soomaaliya oo digniin adag u dirtay maraakiibta jarriifka kawada haya xeebaha Soomaaliya

 Isniin, April, 8, 2024 (AX) - Wasaaradda Kalluumeysiga ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay  dhammaan shirkadaha kalluumeysiga & milkiilayaasha maraakiibta, iyadoo ku amartay in ay u hoggaansamaan shuruucda ku xusan sharciga kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.Wasaaradda kalluumaysiga waxay ku sheegtay qoraal rasmi ah oo ay soo saartay in ay tallaabo ka qaadi doonto ciddii u hoggaansami weyda sharciga kalluumeysiga federaalka Soomaaliya.“Iyadoo la raacayo qodobka 31-aad, jebinta xeerkan waxay keeni…

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho oo digniin adag kasoo saartay weeraro argigxiso oo ka dhici kara Muqdisho

 Talaado, April, 9, 2024 (AX) - Safaarada Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan qatarta dhanka amaanka ah ee kusoo wajahan muwaadiniinteeda ku sugan Muqdisho.Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa heshay xog ku saabsan hanjabaadyo loo jeedinayo goobo badan oo ku yaalla Muqdisho, sida garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.Dhammaan dhaqdhaqaaqyada shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa la joojiyay maantoo Talaado ah.“Safaaradda Mareykanka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More