Gabadh yar oo galabta Kufsi iyo Dil loogu gaystay magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida
Axad, Agoosto, 27, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in gabar yar oo 11 jir ah kufsi iyo dil loogu gaystay xaafadda 13aad ee magaalada Jigjiga, sida ay Warbaahinta la wadaageen…