Taageerayaasha Arsenal Oo Mikel Arteta U sheegay Hal Xiddig Oo Uu Kaydka Dhigo

Taageerayaasha Arsenal Oo Mikel Arteta U Sheegay Hal Xiddig Oo Uu Kaydka Dhigo

Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa Tababaraha kooxda Mikel Arteta ka codsaday In uu kaydka dhigo Goolhayaha kooxda Arsenal ayaa Aaron Ramsdale.

Ramsdale ayaa sameeyay khalad kulankii fulham kaas oo sababay in laga dhaliyo gool wakhti hore ah.

- Advertisement -

Arsenal ayaa lumisay 2 dhibcood oo muhiim ah kadib markii ay bar-baro la galeen  kooxda Fulham.

Sidaas darteed taageerayaasha Arsenal ayaa doonaya in kaydka la dhigo Goolhayaha Aaron Ramsdale.

Taageerayaasha Arsenal ayaa doonaya In shaxda kooxda lagu bilaabo Gohaye David Raya.

Raya ayaa sugaya in uu kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaro kooxda Arsenal kadib markii uu qaab amaah ah ugu soo biiray kooxda.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept