Jose Mourinho Oo Doonaya In Uu Ku Soo Laabto Premier League, Kooxdee Ayuu Doonayaa.
Jose Mourinho ayaa aad u doonaya in uu ku laabto England xilli ciyaareedka dambe xilli uu ka niyad jabsan yahay dhaqaale la’aanta Roma.
Soo laabashada markii 3-aad ee kooxda chelsea ayaa ah mid uu doonayo tababare Jose Mourinho iyada oo wakiilkiisu haatana u soo bandhigay maamulka Blues.
- Advertisement -
Xaaska Mourinho iyo caruurtiisa ayaa wali ku nool London, wuxuuna had iyo jeer doorbiday inuu ka shaqeeyo Premier League marka lavatory bar-bar dhigo meelo kale.
Jose Moruinho ayaa premier League horay uga soo shaqeeyay isaga oo soo hogaamiyay kooxaha chelsea (2 jeer), Man United iyo Tottenham.
Laakiin Mourinho ayaa markii 3-aad doonaya in uu ka shaqeeyo kooxda chelsea isla markaas hogaamiyo kooxda.