Shaxda Rasmiga Ah Ee Everton Vs Arenal: Miyuu Thomas Partey Taam U Noqday Kulanka?

Tababaraha Arsenal ee Mikle Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Everton kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Arteta ayaa ku soo galay shaxdii kulankii ugu dambaysay ee horyaalka premier League isaga oo aan wax is badal ah ku samayn.

- Advertisement -

Xiddiga khadka dexe ee Partey ayaa ku soo laabtay shaxda inkasta oo uu dhaawac uga baxay kulankii bartamaha todobaadka ee FA Cup-ka.

Xiddiga Jorginho ayaa dhinaciisa ku bilowday kaydka sidoo kale xiddiga Trossard ayaa kaydka ku bilowday shaxda Arsenal.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Everton: Pickford, Coleman, Coady, Tarkowski, Mykolenko, McNeil, Doucoure, Gana, Onana, Iwobi, Calvert-Lewin.

Kaydka: Begovic, Holgate, Gray, Mina, Maupay, Godfrey, Davies, Vinagre, Simms.

Arsenal: Ramsdale, White, Saliba, Gabriel, Zinchenko, Thomas, Odegaard, Xhaka, Saka, Nketiah, Martinelli.

Kaydka: Turner, Tierney,Kiwior, holding, Tomiyasu, Trossard, Jorginho, Vieira, Cozier-Duberry.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept