Miyuu Nunez Seegayaa Kulanka Real Madrid Ka Dib Jugtii Ku Gaartay Newcasle?
Ilo wareedyo saxaafadda Spain ah ayaa daboolka ka qaadaya xaaladda Darwin Nunez ka hor kulanka talaadada
Liverpool ayaa habeen dambe marti gilineysa kooxda Real oo ay wada leeyihiin lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Champion-ka
- Advertisement -
Nunez ayaa jug garabka ah waxa ay ku gaartay kulankii Newcastle ee horyaalka xiligaas oo ay wiilasha Klopp ku badiyeen laba gool oo nadiif ah
Waxaana la badalay daqiiqadii 60aad xilli goolka koowaad uu lahaa isaga
Wargeyska Marca ayaa soo xiganaya in Nunez uu ka sheegaanyo dilaac ka galay garabka middig
Sidaas oo ay tahay Marca waxa ay tilmaameysaa in taasi aysan ka hor istaageyn laacibka in uu ciyaaro kulankaas adag ee Real ,