Kooxaha Ay Man United Ku Aadi Karto Wareega 16-ka Ee Europa League

Man United ayaa u soo gudubtay wareega 16-ka ee tartanka Europa League kadib markii ay 4-3 ku garaacday Barcelona labadii lugood ee isreeb reebka.

Red Devils ayaa haatan boos ku lahaan doonta isku aadka wareega 16-ka oo maanta dhici doona.

- Advertisement -

Man United ayaa wajihi karta koox kasta oo kaalinta 1-aad kaga soo baxday Group-kooda tartanka Europa League.

Laakiin United ayaan wajihi doonin kooxda Arsenal Maadama ay isku dal yihiin.

Hadaba halkan hoose kaga Bogo Liiska kooxaha ay Man United ku aadi karto wareega 16-ka:

Union Saint-Gilloise

SC Freiburg

Ferencvaros

Feyenoord

Real Betis

Real Sociedad

Fenerbahce

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept