Hordhc: Osasuna Vs Real Madrid : Kooxda Ancelloti Iyaga Ayaa Gacan Sareeyay Kulamadii Ugu Dambeeyay
Waa qasab in Real kulankaan badiyaan hadii ay rabaan ion ay sii baacsadaan Barcelona kuwaasi oo sii dheereystay maamulka horyaalka
Kulanka: Osasuna Vs Real Madrid
- Advertisement -
Tartanka: La Liga
Wakhtiga: 11:00
Garoonka: El Sadar Stadium
XAQIIQOOYINKA KULANKA:
*Osasuna ayaan wax guul ah gaarin 15-kii kulan ee ugu dambeeyay oo ay la ciyaartay Real Madrid horyaalka La Liga (5 bar bar dhac iyo 10 guul darro ayay wataan.
*Real Madrid ayaa badisay seddex ka mid ah afartii kulan ee ugu dambeysay oo ay ku wajahday Osasuna tartanka LaLiga (kulanka kale bar bar dhac ayay galee.
4*Osasuna ayaa ah kooxda kaliya ee horyaalka La Liga ee aan hal bar-baro ah ku soo gaarin garoonkeeda tartankan xilli ciyaareedkan ( 6 badis iyo 4guuldarro)
Shaxda laga yaabo in Real ku soo biloowdaan kulankaas: Courtois; Carvajal, Militao, Rudiger, Alaba; Modric, Tchouameni, Ceballos; Valverde, Benzema, Vinicius