DEG-DEG: Real Madrid Vs Barcelona & Isku Aadka Semi-Final-ka Copa del Rey-ga Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka Semi-final-ka Copa del Rey-ga xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Athletic Bilbao, Barcelona, Osasuna & Real Madrid ayaa ah kooxaha isugu soo hadhay wareega Semi-final-ka koobka Copa del Rey-ga.

- Advertisement -

Kulmada Semi-final-ka tartanka Copa del Rey-ga ayaa ah kulamo la ciyaari doono laba kulan oo minin iyo marti ah si loo aado final-ka tartanka.

Kulamada lugta 1-aad ee Semi-final-ka Copa del Rey-ga ayaa la ciyaari doonaa 7/8 bisha February ee soo socota.

Kulamada lugta 2-aad ee Semi-final-ka Copa del Rey-ga ayaa la ciyaari doonaa 1/3 bisha March ee soo socota.

Halkan Hoose Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Barcelona Vs Real Madrid

Osasuna  Vs Atletic Bilbao.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept