DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16-ka Europa League Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega 16-ka Europa League iyada oo ay soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

Kooxaha waaweyn ee ka qayb galaya tartanka ayay qaarkood isku aadeen halka ay qaar kale kala fogaadeen.

- Advertisement -

Kooxaha Juventus, Arsenal iyo Man United ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan kulamadooda wareega 16-ka ee tartanka Europa League.

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka oo dhamaystiran:

Union Berlin vs Union Saint-Gilloise

Sevilla vs Fenerbahce

Juventus vs Freiburg

Bayer Leverkusen vs Ferencvaros

Sporting vs Arsenal

Man United Vs Real Betis

AS Roma Vs Real Sociedad

Shakhtar Donetsk vs Feyenoord

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept