DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.
Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega Semi-final-ka FA Cup-ka kadib kulamadii la ciyaaray todobaadkan ee 8 dhamaadka.
Kooxda Manchester City, Manchester United or Fulham, Brighton & Hove Albion, Sheffield United ayaa isugu hadhay tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.
- Advertisement -
Kooxaha Man United iyo Man City ayaa kala badbaaday iyaga oo isaga hor iman kara Final-ka tartanka hadii ay Man United dhaafto Fulham kulankooda.
Semi-finalka FA Cup-ka ayaa lagu ciyaari doonaa garoonka Wembley dhamaadka todobaadka 22ka iyo Axada 23ka April.
Halkan Kaga Bogo Isku aadka oo dhamaystiran:
Brighton & Hove Albion Vs Man United/ Fulham
Man City Vs Sheffield United
Related