Brighton Vs Livepool : Reds Oo Rikoor Liita Diiwaan Gashan Karta Haddii Guul-darro AyLa Kulmaan

Liverpool ayaa kulan wareegga 4-aad ee FA Cup-ka waxa ay marti ugu yihiin kooxda Brighton , waxa ayna dadaal ugu jiraan in aysan kala kulmin guul-darro is xigta

Xogta Kulanka

- Advertisement -

*Brighton ayaa hamineysa in markii labaad xariir ah ka badiyaan Liverool markii ugu horeyesay taariikhda, waxa ay biloowga bishaan ku gaaraceen horyaalka waqtigaas oo ay ku badiyeen sedex gool oo nadiif ah

*Liverpool ayaa ka soo gudubtay seddex ka mid ah shantii kulan ee FA Cup ay wajahday Brighton, waxaana ugu danbeysay 6-1 ay kaga badiyeen Febraayo 2012.

*Brighton ayaa laga badiyay labadii kulan ee FA Cup-ka ay la ciyaartay kooxda haysata tartanka, iyadoo labadii kulan ee hore ay ahaayeen wareegga afaraad ee tartanka (0-2 vs Arsenal 1979-80, 2-3 vs Arsenal 2014-15).

*Brighton ayaa badisay seddex ka mid ah afartii kulan ee ugu danbeysay ee wareega afaraad ee FA Cup, inkastoo ay 3-1 guul darro ah ay kala kulmeen Tottenham isla marxaladan xilli ciyaareedkii hore.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept