Barcelona Oo Laba Saxiix Cajiib Ah Soo Sameeysay Saacadihii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga
Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday in ay ka soo hishiiyeen Mohamed Aiman Moukhliss oo qadka dhexe kubadda uga qaabeeya kooxda reer Spain ee FC Andorra
Laacibkaas 22 sano jirka ah ayaa Barca u saxiixay hishiis amaah AH oo gaaraya ilaa iyo xagaagA 2023-ka mana jiro qodob qasabaya in ay toos u iibsadaan.
- Advertisement -
Dhanka kale Julián Araujo ayay la soo hishiiyeen daqiiqadihii ugu dambeeyay ee uu suuq xermaay waxa uu ka ciyaarAa garabka middig waxa uu ku dhashay Mareykanka balse 21 sano jirkaas waxa uu matalay qaranka Maxico oo uu ka soo jeedo
Hishiiska Julián Araujo waxa uu gaarayaa ilaa iyo xagaaga 2026-da horyaalka Mareykanka ayayna ka keeneen