Chelsea Oo U Dhaw In Hishiis Cusub Ku Abaal Mariso Mid Ka Mid Ah Xiddigaheeda

Ilo wareedyo saxaafadda Ingiriiska  ah ayaa qoraya in Chelsea ku dhaw dahay in hishiis  cusub ka saxiixdaan mid ka ah xiddigaha kooxdaas

Sida wargeyska Mirror uu qorayo Thiago Dilva ayaa u dhaw in qalinka iyo warqadda uu is dul saaro .

- Advertisement -

Hishiiska wiilkaas reer Brazul ee Chelsea ayaa ku siman dhamaadka xilli ciyaareedkaan balse kooxdaas ma doonayaan in ay waayaan laacibka oo weli qibradiisa waa u baahan yihiin

Innkastoo  ciyaartooy cusub kooxda la keenay qaarna  hishiis  cusub la sinayo hadana Silva weli waxa uu taageero ka haystaa maamulka kooxda

Waxaa lagu wadaa in uu saxiixo qanadaraas dheeraad ah oo sanad ah halka ka dib uu ka mid noqon doono qeybta tababarka kooxdaas

Silva ayaa PSG kula soo guueystay 7 jeer horyaalka ah , Milan hal , Champion-ka Chelsea .

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept

Privacy & Cookies Policy