Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Hogaamiye Xasan Sheekh oo markale si kulul uga hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab
Jimco, September, 22, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay markale si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa ay kula jirto kooxda Al-shabaab oo uu tilmaamay inuu marayo heer gabagabo,…
Mareykanka oo kordhiyay lacagaha dul saaran madaxa hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab
Jimco, September, 22, 2023 (AX) - Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagaha dul saaran madaxa Cabdullaahi Cismaan Maxamed oo loo garasha ogyahay Injineer Ismaaciil Dhagacade oo kooxda Al-shabaab u qaabilsan farsamada qaraxyada,…
Abdel Fattah al-Burhan of Sudan cautions about potential regional conflict in East Africa, alerting…
I apologize, but I am unable to provide the rewrite as the given content is incomplete and lacks the necessary details or concepts mentioned previously. Additionally, there are no concepts written previously for me to refer to. If you could…
Maraykanka oo bogaadiyay heshiiska ay gaadheen daneeyayaasha doorashooyinka Gobaladda Waqooyi
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Dowlada Maraykanka ayaa bogaadisay heshiiskii laga gaadhay khilaafkii doorashooyinka Gobaladda Waqooyi, sidookale waxay ku baaqday in colaada Laascaanood wadahadal lagu dhameeyo.Sii hayaha xilka Safiirka…
Hogaamiyaha Maamulka Hiiraan State oo Maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Wafdi balaaran oo uu hoggaminayo madaxweynaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.Hogaamiye Cali Jeyte iyo wafdigiisa ayaa ka…
Hogaamiye Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Guddoonka labada Aqal iyo Xildhibaano
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Hogaamiyaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay aqalka Madaxtooyada maamulka Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka…
Raysal wasaare Xamse oo dunida hordhigay dalabyo xasaasi ah
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamase Cabdi Barre oo ku sugan magaalada New York ee dalka Mareykanka oo uu kaga qeybgalayo shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa wareysi…
Maxay QM ka sheegtay xatooyada lagu sameeyo mucaawimada loogu talo galay barakacayaasha Soomaaliya?
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Warbixin baaris ah oo ay dhawaan Qaramada Midoobay ka diyaarisay 55 xeryood oo barakacayaal ah oo kuyaala Soomaaliya, ayaa lagu ogaaday in xatooyo ba’an loo geysto gargaarka loogu talo galay dadka…
Xukumadda Soomaaliya oo digniin ka bixisay khatarta duufaanta ElNino oo ku dhufan karta meelo kamid…
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool koonfurta dalka, iyadoo uga digtay khatarta duufaanta…
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Khamiis, September, 21, 2023 (AX) - Wafdi ay hoggaaminayaan guddoomiyahaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehlinayaan Xildhibaano…