Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Puntland oo ku eedeysay dowladda federalka inay boob iyo musuq maasuq ku sameysay adeegga xajka
Jimco, Juun, 9, 2023 (AX) - Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda federalka Soomaaliya in ay boob, eex iyo musuq maasuq ku samaysey hab qeybsiga, maamulka iyo adeegyada Xajka…
Xukumadda Soomaaliya oo si rasmi ah u shaacisay in 2000 oo kamid ah ciidamada ATMIS laga saarayo…
Jimco, Juun, 9, 2023 (AX) - Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay dhimista tirada ciidamada ATMIS ee ku sugan dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladdu ay ka go’an tahay inay mas'uuliyadda amniga kala wareegto…
Agaasimaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo loo xiray arrimo musuq maasuq
Jimco, Juun, 9, 2023 (AX) - Agaasimihii wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Maxamed Cali ayaa xabsiga loo taxaabay, sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska qeybta Guud ee booliska Gobolka…
Sudan’s belligerent factions perplexingly concur on an unpredictable 24-hour truce
In a mind-boggling display of contentiousness, warring factions within Sudan have put aside their perpetual hostility to agree upon a rather brief 24-hour ceasefire. It is worth noting that previous attempts at truce have been both fleeting…
Garaad Jaamac: Hadii Muuse uu ciidankiisa la bixi waayo indhihiisa oo shan ah ayaanu ka saaraynaa
Khamiis, Juun, 8, 2023 (AX) - Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa madaxweynaha Gobaladda Waqooyi ugu baaqay in uu ciidankiisa ka saaro gobolada SSC isaga oo sheegay in ay xoog kaga saari doonaan hadii aanu la bixin.Waxa uu sheegay in anay…
Faysal Cali Waraabe: Golaha Ammaanku malaha awood sharci oo ay kaga hadasho arrimaha Gobaladda…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobaladda Waqooyi Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Golaha Ammaanku aanu lahayn awood sharci oo uu kaga hadlo arrimaha Gobaladda Waqooyi.Faysal ayaa sheegay in Gobaladda Waqooyi…
Lionel Messi oo ku biiraayo koox yar oo 5 sano jirto oo saaxiibkiis uu leeyahay
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Xiddigaan reer Argentine ayaa Arbacadii ku dhawaaqay inuu si xor ah ugu biiri doono kooxda Inter Miami ee ka ciyaarto Horyaalka Kubadda Cagta Mareykanka “Major League Soccer” ee magaciisa loo soo gaabiyo…
Gobaladda Waqooyi oo ka jawaabtay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Khamiis, Juun, 8, 2023 (AX) - Gobaladda Waqooyi ayaa soo dhawaysay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalinayaan madaxbannaanideeda dhuleed.Qoraal kasoo baxay wasaarada…
Qaar ka mid ah Xildhibaanada labada Golle oo Jubbaland kasoo jeeda oo ka horyimid magacaabista…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Xildhibaanadaan ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee kasoo Jeeda maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga soo horjeestay maamulka cusub ee gobolka Gedo uu u magacaabay Hogaamiyaha…
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ka horyimid hanaanka loo wajahayo wajiga labaad ee howlgalada ka…
Khamiis, Juun 8, 2023 (AX) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo wareysi dheer siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa si adag uga soo horjeestay hanaanka madaxda dowladda u wajahayaan wajiga labaad ee howlgalka…