Shax Laga Sameeyay Saxiixyada Ugu Qaalisan Oo La Soo Saaray.

Shax Laga Sameeyay Saxiixyada Ugu Qaalisan Oo La Soo Saaray.

Waxa shax laga sameeyay saxiixyadii ugu qaalisanaa ee la sameeyay suuqii xagaaga iyada oo si Rasmi ah loo soo afjaray suuqii xagaaga.

Xiddigo badan ayaa laga bixiyay lacag badan iyada oo kooxo badan baanka u jabiyeen saxiixyada ay doonayeen in ay ku xoojiyaan kooxdooda.

- Advertisement -

Kooxda Arsenal ayaa ka mid kooxaha lacagta ugu badan suqua galiyay iyaga oo shaxda saxiixyada ugu qaalin suuqii xagaaga

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka ay dhinaca kale Man United shaxda ku leedahay 2 xiddig.

Kooaha Aston Villa, Liverpool iyo Tottenham ayaa shaxda ku leh min ahl xiddig

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept