Rasmus Hojlund Oo Sharaxay Sababtii Uu Ugu Biiray Man United.
Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Rasmus Hojlund sababta uu ugu biiray Red Devils.
20-sano jirkaan ayaa xagaagan ugu soo dhaqaaqay Red Devils, qiimo dhan 75 milyan isagoo kaga soo biiray Atalanta isaga oo qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah.
- Advertisement -
Rasmus Hojlund ayaa sheegay in uu iska diiday kooxo badan oo doonayay saxiixiisa laakiin waxa uu ka doortay kooxda Man United.
“Waxa jiray kooxo badan oo doonayay saxiixayga”ayuu Hujland yidhi.
“Laakiin Man United ayaa ahayd muhiimada 1-aad, waxa aan doonayay in aan ku biiro Man United”.
“Aniga ayaa haysan doona magaca kooxaha i doonayay “ayuu sii raaciyay.
Related