RASMI: Arsenal Oo UEFA U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Galayaan Champions League.

Rasmi: Arsenal Oo Uefa U Gudbisay Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Galayaan Champions League.
2

Kooxda Arsenal ayaa soo saartay liiska 25-ka ciyaaryahan ee ay kaga qayb gali doonaan wareega Group-yada tartanka champions Legaue.

Wxa Liiska ka maqan xiddiga Jurrien Timber kaas oo dhaawac wakhti fog ah kaga maqnaan doona Arsenal kadib dhaawac soo gaadhay.

Dhinaca kale waxa ku soo baxay Liiska xiddigaha David Raya, James Hilson, Mohamed Elneny, Emile Smith Rowe iyo Cedric Soares.

Kooxda Arsenal ayaa ku aaday Group ay ku jiraan Kooxaha Sevilla, Lens iyo waliba kooxda PSV.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu Arteta kaga qayb galayo champions Legaue:

Goolhayayaasha: Aaron Ramsdale, David Raya, James Hillson

Daafaca: Cedric, Lino Sousa, Takehiro Tomiyasu, Oleksandr Zinchenko, Ben White, Gabriel, Jakub Kiwior, William Saliba

Khadka dhexe: Mohamed Elneny, Jorginho, Thomas Partey, Declan Rice, Martin Odegaard, Kai Havertz, Fabio Vieira, Emile Smith Rowe

Weerarka: Leandro Trossard, Bukayo Saka, Gabriel Martinelli, Reiss Nelson, Eddie Nketiah, Gabriel Jesus

 

Related