Arrinta Cajiibka Ah Ee Ay Samayn Doonaan Xiddigaha Xulka England
Da’yarka khadka dhexe ee xulka qaranka England ee Phillip Foden ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha ay xulka saddexda libaax uga wada qayb galayaan Euro 2020 ay timahooda sidiida oo kale u midabayn doonaan haddii ay ku guuleystaan tartanka.Foden ayaa timihiisa midab cadaan ah ka dhigay kahor bilaabashadii Euro waxaana uu xiddigaha kale ee xulka ka dhaadhiciyay inay sidiisa oo kale yeelaan haddii ay ku guuleystaan koobkoodii ugu horreeyay mudo 55 sano kaddib ah.21 sano jirkaas ayaa sheegay inuusan wax wer-wer ah ka qabin…