“Garoonka Wuu Ku Jiray Fernandes Laakiin Ma Ciyaarayn…”
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa canaan kula dul-dhacay xiddiga khadka dhexe ee ay isku waddanka yihiin ee Bruno Fernandes, kaas oo uu sheegay in la waayey intii uu socday tartanka qaramada Yurub.Portugal ayaa hal guul ah iyo hal khasaare kasoo hooyey labadii ciyaarood ee Euro 2020 ee illaa hadda ay dheeleen iyagoo khasaarihii ugu dambeeyeyna kasoo gaadhay xulka Germany oo ku garaacay 4-2 oo ay ku wada jiraan Group-ka dhimashada ee F.Xiddigaha xulka Portugal ee la filayay inay wacdaro ka dhigaan tartankan waxa…