Sacuudiga oo qorsheynaya isbeddel lama filaan ah oo la xirii…

Riyadh (Axadle) – Golaha Shuurada Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa qorsheynaya cod u qaadista ka noqoshada go’aanka ah in la xiro meelaha ganacsiga ah inta lagu jiri xilliyada salaadaha sida lagu daabacay wargeysyada kasoo baxo dalkaas. Wargayska Okaz oo soo xiganaya ilo aan la magacaabin ayaa sheegay in talo bixinta ah inaan goobaha ganacsiga la xirin waqtiyada salaad  ay soo gudbiyeen wakiilada kala ah Atta Al-Subaiti, Faysal Al-Fadil iyo Latifa…

Tiktok influencer to appeal 10-year trafficking sentence in Cairo

Tiktok influencer to appeal 10-year trafficking sentence in Cairo CAIRO, EGYPT | A top Egyptian influencer from Tiktok will appeal a 10-year prison sentence after being convicted of human trafficking, in the latest twist that would see the victim exhaust all possible channels of justice in the South African country. North. Haneen Hossam, 20, fought with authorities in Cairo after being found…

Bukayo Saka handed maiden Euro 2020 start against Czech Republic

Bukayo Saka has got his first start in Euro 2020 in England's last group game against the Czech Republic. Gareth Southgate has praised the Arsenal star in the past and he has now been rewarded for an excellent season. Saka's inclusion is one of three changes Southgate have made from the Three Lions team that fell to a disappointing 0-0 draw with Scotland on Friday. His decision was complicated by the news that Mason Mount - who has started both England games so far - and Ben Chilwell would need to isolate themselves after…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee England vs Czech & Croatia vs Scotland –

Xulka qaranka Croatia oo u baahan guul qasab ah si ay ugu gudbi karaan wareegga 16ka tartanka Euro 2020 ayaa waxay waajahayaan Scotland oo iyagana guul ka xigto inay usoo gudbaan wareegga xiga.Labadan xul ayaa midkooda badiya uu soo bixi doonaa, haddiise ay barbarro galaan, labadooduba waxay ka hadhi doonaan tartanka iyagoo Group-kan D ay horeba uga soo baxeen England iyo Czech Republic.Tababaraha Croatia ee Zlatko Dalic ayaa kusoo bilaabay shax uu isbeddello badan ku sameeyey isagoo kaydak dhigay Rebic, Kramaric, Vrsaljko…

Manchester City 2021/22 FPL Player Awards

The Fantasy Premier League awards for each Manchester City player have been revealed, which means you can start planning your choices for the 2021/22 season. City players are always popular with FPL executives, although Pep Guardiola's penchant for rotation can be outrageous. However, play your cards right, and Cityzens can be your main source of points for the upcoming campaign. Right at the top of the scale is Kevin De Bruyne. The Belgian is always one of the most expensive players in the game and this year it is no…

Rio Ferdinand Oo Magacaabay Difaaca Kaliya Ee Waqtigan Joojin Karaya

Halyeyga England ee Rio Ferdinand ayaa rumaysan in weeraryahanka xulka qaranka Belgium ee Romalu Lukaku aanay joojin karaynin difaacyahannada xulalka ku jira Euro, isla markaana uu leeyahay awood jidheed iyo farsamo uu ku karbaashi karayo, goolal badanna kaga dhalin karayo.Lukaku oo ay da’diisu tahay 28 jir ayaa Inter Milan u dhaliyey 24 gool oo horyaalka Serie A ah xilli ciyaareedkii hore, waxaanu mar kale bandhig wanaagsan ka samaynayaa Euro 2020.Laacibkan ayaa dhaliyey saddex gool, waxaanay tartanka kabta dahabka tartanka…

Germany predicted line-up against Hungary

Usually when Germany enters their last group game at a major tournament, they just want to secure the top spot, but their conflict with Hungary on Wednesday may be the last in Euro 2020.Die Mannschaften's defeat for the opening game against France means they can not afford to slide up against Marco Rossi's side, but if they produce something like the attacking screen they did against Portugal last time, it could be a demolition job.Joachim Low has a couple of injury-niggles to worry about going into this one, so here's how…

Arsenal are interested in Beti’s Guido Rodriguez

Arsenal are interested in signing Guido Rodriguez, although Real Betis are determined to keep the midfielder this summer. Rodriguez first arrived at Betis in January last year and signed from the Mexican side Club America where he enjoyed a three-year term. His first full season in Europe was a resounding success, with the 27-year-old gaining a reputation as one of the best defensive midfielders in Spain.Only one player made more tackles in La Liga's last campaign, while Rodriguez also completed the third most pressure in…

“Garoonka Wuu Ku Jiray Fernandes Laakiin Ma Ciyaarayn…”

Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa canaan kula dul-dhacay xiddiga khadka dhexe ee ay isku waddanka yihiin ee Bruno Fernandes, kaas oo uu sheegay in la waayey intii uu socday tartanka qaramada Yurub.Portugal ayaa hal guul ah iyo hal khasaare kasoo hooyey labadii ciyaarood ee Euro 2020 ee illaa hadda ay dheeleen iyagoo khasaarihii ugu dambeeyeyna kasoo gaadhay xulka Germany oo ku garaacay 4-2 oo ay ku wada jiraan Group-ka dhimashada ee F.Xiddigaha xulka Portugal ee la filayay inay wacdaro ka dhigaan tartankan waxa…

Inter confirm the signing of Hakan Calhanoglu

Inter have confirmed the signing of Hakan Calhanoglu on a three-year deal. Calhanoglu arrives from rivals Milan, which he signed for back in 2017. During his time on the red and black side of the Derby della Madonnina division, he made 172 appearances, made 32 and gave 49 assists. He arrives at Inter on a free transfer after choosing to set new terms in Milan after June 30. The signing comes as a surprise as the Nerazzurri had been expected to trim their salary budget over the summer. Although we drove to the Serie A title…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More