Madaxweynaha Jabuuti oo QM ka dalbaday taageerista Heshiiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad ka jeediyay Meertada 75-aad ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa qayb kamid ah hadalkiisa waxa uu diiradda ku saaray Xaaladda Soomaaliya.
Geelle ayaa dul istaagay heshiiska siyaasadeed ee doorashada Dalka 20/21 oo ay kala saxiixdeen Madaxweyne Farmaajo, Hoggaamiyaha DG hoostaga Dowladda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Waa uu bogaadiyay, waxaana uu Qaramada Midoobay ka dalbaday Madaxweynaha Jabuuti…