Telefishanka beIN Sports Oo Shaaciyey Wariyeyaasha Tabinaya
Telefishanka beIN Sports ayaa soo saaray jadwalka wariyeyaasha ku qoran baahinta kulamada horyaallada dalalka Yurub ee maalmaha Sabtida iyo Axadda, waxaana wada jooga inta badan wariyeyaasha magaca weyn ee codkooda lagu maqlo inta ay ciyaaruhu socdaan.
Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League oo kulamadii saddexaad galay ayaa waxa toddobaadkan dhacaya kulamo xiiso badan oo inta badan uu telefishanka beIN Sports baahin doono, waxaana sidoo kale kulankii ugu horreeyey ciyaaraysa Barcelona oo intii hore fasax ku…