Kheyre oo wajahaya cadaadis xooggan iyo eedeymo saameyn kara…
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, haddana ah musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. ayaa wajahaya eedeymo la xiriira inuu qeyb ka yahay mas’uuliyadda kiiska dhalinyaradii Soomaaaliyeed ee loo diray dalka Eretria.
Kheyre ayaa ahaa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya xiliga askarta Soomaaliyeed loo daaabulayay Eritrea, kuwaas oo la qaaday saddex jeer oo kala duwan, islamarkaana illaa iyo hadda aan war iyo wacaal laga hayn…