SHAN Xiddig Oo Harry Kane Kula Tartamaya Abaal-marinta Kabta Dahabka
Harry Kane ayaa raadinaya in uu ku guuleysto abaal-marinta KABTA DAHABKA ah ee tartankii labaad ee caalami ah ee weyn marka uu bilowdo tartanka qaramada Yurub ee caawa la daah-furayo.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa ahaa ciyaartoygii ugu goolasha badnaa Koobkii Adduunka 2018 lagu qabtay Ruushka, iyadoo goolashiisuna sababeen in Ingiriisku yimaaddo semi-finalka oo Croatia ay ku reebtay.Laacibkan Tottenham oo xuddun u ah hadal-haynta suuqa ee xagaagan, iyadoo kooxo badan ay raadinayaan sidii ay u heli lahaayeen…