“Hazard Ayaad Dhaawacday Kaddib Waxaad I Leedahay….” – Thomas
Daafaca midig ee kooxda Borussia Dortmund ee Thomas Meunier ayaa shaaca ka qaaday hadal dhex maray isaga iyo madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez wakhtigiisii Paris Saint-Germain.Meunier ayaa la xasuustaa inuu sanadkii 2019 dhaawac canqawga ah gaadhsiiyay saaxiibkiisa xulka Belgium ee Eden Hazard oo uu Real Madrid kaga hortagay.Meunier ayaa tan iyo wakhtigaas saxaafada kahor sheegayay inuusan si ulakac ah dhaawaca u gaadhiin Hazard balse uu ahaa loolan kubaddeed oo daafac iyo weeraryahan dhex mara.Meunier ayaa…