MLS VS Saudi Pro League: Shaxaha Ugu Fiican Horyaalka Sucuudiga & Maraykanka Oo La Soo Saaray.

Mls Vs Saudi Pro League: Shaxaha Ugu Fiican Horyaalka Sucuudiga & Maraykanka Oo La Soo Saaray.

Cristiano Ronaldo ayaa qarxiyay lama filaan markii uu sheegay in uu horyaalka sucuudigu ka fiicanyahay horyaalka Maraykanka ee MLS.

Xiddiga reer Portugal ayaa bishii December u dhaqaaqay bariga dhexe taas oo keentay in ay ku soo hogtaan xiddigo badan oo magac ku leh yurub.

- Advertisement -

Laakiin Messi ayaa iska diiday horyaalka sucuudiga waxana uu go’aansaday in uu u dhaqaaqo horyaalka Maraykanka taas oo keentay su’aasha ah midka fiican labada horyaal.

Kadib sheegashada Ronaldo Waxa shax laga sameeyay xiddigaha ka kala ciyaara labada horyaal ee MLS iyo Suadi Pro League iyada oo lagu kala saarayo labada horyaal.

Saudi Pro League XI

MLS XI

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept