Man United Oo War Fiican Ka Heshay Xaalada Lisandro Martinez

Man United Oo War Fiican Ka Heshay Xaalada Lisandro Martinez

Daafaca Manchester United Lisandro Martinez ayaa u safray Argentina inkastoo laga cabsi qabo inuu dhaawac soo gaaray.

Daafaca dhexe ayaa dhaawac uga baxay kulankii ay Man United guuldarada kala kulantay Arsenal.

- Advertisement -

Waxa laga cabsi qabay in uu dhaawaciisu noqdo mid halis ah muddo garoomada ka maqnaan doono.

Si kasta ha ahaatee waxa ay war fiican ka heshay xaalada xiddiga Martinze iyada oo xulka Argentina xaqiijiyay in uu taam u yahay in uu u ciyaaro xulka qarankiisa.

Arintan ayaa la macno ah in uuna xiddigu dhaawac halis ah qabin waxana si dhaw ula socon doona dhakhaatiirta kooxda ka hor inta ayna go’aan qadan.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept