Man United Oo Wadahadalo La Furtay Tottenham Iyo Xiddiga Ay Ka Doonayso Oo La Ogaaday.

Man United Oo Guuldaro Kala Kulantay Burnley

Manchester United ayaa wadahadalo la bilowday kooxda Tottenham iyo kooxda Pierre-Emile Hojbjerg si ay u helaan saxiixa xiddiga khadka dhexe iyada oo Ten Hag doonayo in uu xoojiyo kooxdiisa.

Ten Hag ayaa suuqa ugu jira xiddig ka ciyaari kara No.6 kana garab ciyaara Casemiro waxana lala xidhiidhinayaa xiddigo ay ka mid yihiin Sofyan Amrabat iyo xiddigo klae.

- Advertisement -

Totttenham ayaa la rumaysanyahay in ay dalban doonto lacag dhan 35 milyan si ay u iibiso xiddiga Hojberg kaas oo ah xiddig khibrad fiican u leh premier Leageu.

Man United ayaa aaminsan in ay heli doonto lacag ay kula soo wareegto xiddiga maadama ay iska iibisay xiddigaa Fred iyo Dean Henderson.

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept