Man City Vs Real Madrid : Hantiilayaasha Rikoor Fiican Ayay Ku Leeyihiin Garoonkooda Marka La Joogo Champion-ka

Waa kulan adag laguna deg degin karin saadaashiina marka la eego natiijada lugtii hore ee garoonka Real xilligaas oo ay min hal gool ku hishiiyee , waxa ayna caawa ku balansan yihiin lugta labaad ee semi finalka Champion-ka

Xogta Kulanka

- Advertisement -

*Manchester City ayaa kaliya hal guuldaro la kulantay 5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Real Madrid tartanka UEFA champions League (3 guul iyo 1 bar-baro) dhamaan kulamadaas waxa ay dhaceen waqtigaan uu tababare Pep Guardiola.

*Real Madrid ayaan wax guul ah gaadhin afartii kulan ee ugu danbeeyay ee ay martida u ahayd Manchester City tartanka UEFA Champions League (D2 L2),

*Real Madrid ayaa badisay labadii kulan ee ugu dambeeyay oo ay marti ahaayeen kooxaha Ingiriiska wareega bug baxa ee tartanka UEFA Champions League (labadaba waa  xilli ciyaareedkan).

*Manchester City ayaan wax guuldaro ah la kulmin 25-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay garoonkeeda ku ciyaartay tartanka UEFA champions League (23 guul iyo 2 bar-baro), iyada oo Lyon bishii September 2018 ay ahayd kooxdii ugu dambaysay ee marti ah ee halkaas ku badisa. Kaliya labo kooxood ayaa taariikhda tartankan guuldarro la’aan ku soo maray gurigooda: 38 kulan oo Barcelona ah (2013-2020) iyo 29 kulan oo Bayern Munich ah (1998-2002).

*Tani waxay noqon doontaa kulankii 191aad ee Carlo Ancelotti isagoo tababare ka ah UEFA Champions League, waana ta ugu badan ee tababare kasta oo soo maray taariikhda tartanka (wuxuu ka sarre maray Alex Ferguson, 190). Tani waxay sidoo kale noqon doontaa kulankii 50-aad ee Ancelotti uu hogaamiyo Real Madrid tartanka UEFA Champions League, isagoo noqday tababarihii labaad ee gaara 50+ kulan labo kooxood (73 Milano), iyo Pep Guardiola (73 Man City, 50 Barcelona).

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept