Way adag tahay in Afrika lacag loo helo marka loo eego Ukraine

Diblomaasiyiintu waxay hadda isku dayayaan inay ururiyaan dhaqaale si ay uga hortagaan masiibada macluusha ee hegaagaysa Afrika – laakiin way ka adag tahay in la lacagta marka loo eego Ukraine, AP ayaa soo warisay sidaas.

Maraykanku waxa uu ku tabarucay 1.2 bilyan oo doollar taas oo loogu yaboohay dadaallada gargaarka Afrika, xidhmada gargaarka ee la qorsheeyay macluusha kajirta africa. Waxaa la fulin karayaa oo kaliya  40 boqolkiiba, sida uu sheegay ururka gargaarka caalamiga ah ee samatabbixinta masiibooyinka.

Saddex bilood gudahood, xirmada taageerada bini’aadantinimo ee Ukraine loo fidiyey ayaa la maalgeliyay 85 boqolkiiba, taas oo muujinaysa in awoodda caawinta ay jirto haddii ay jirto rabitaan siyaasadeed.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More