TPLF oo ka hadashay guushii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud
Isniin, May, 16, 2022 (AX) – Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta xukumadda Itoobiya,
ayaa farriin hambalyo ah waxay u direen Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya
ee xalay la doortay Xasan Sheekh Maxamuud.