Korontada oo maqnaandoonta saacadaha qaar magaalooyinka Somaliland 1 August kadib

Jimco, Juun, 24, 2022 – Shidaal yaraan dhacday awgeed korontada, ayaa habeenkasta magaalooyinka Somaliland ka maqnaandoonta saacadaha u dhexeeya 11:00 ilaa 4:00 habeenimo marka la gaadho 1 August.Shirkadaha bixiya adeega korontada oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in ay shidaalka tashiilayaan kadib shidaal la’aan soo wajahday.

Hoos ka akhriso ogaysiiska shirkadaha laydhka oo faah-faahsan:

2022624637916271873757105

 

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More