Hogaamiyaha Hirshabeelle oo magacaabay Golaha Wasiirrada oo 81 xubnood ka kooban

Axad, Luulyo, 31, 2022 (AX) – Hogaamiyaha Hirshabelle , Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa goor dhow magacaabay golaha wasiirrada , ka dib labo sanno oo u xafiiska joogay.Golaha wasiirrada ee u caawa magacaabay ayaa ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Hoos ka akhri:-

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More