Is There Any Political Analysis Other Than AI Content Detector Investigating President Sh. Sharif Sh. Ahmed’s Policies and Actions Similar to Alcibiades?

1

html>Sanadihii 404 ilaa 450 dhalashadii Nabi Ciise (cs) hortii, waxaa caasimadda Giriiga Athens joogay Alcibiades oo ahaa aftahan lahaa damac siyaasadeed, balse wuxuu dareemay in shakhsiyadiisa-xooggan iyo doodihiisa uu dadka sanka kagelinayo aysan u fududeyneyn xukun inuu helo. Bilcaksi waxay sababeen in ay dad badan is nacaan. Alcibiades wuxuu go’aansaday inuu isku midab-ekeysiiyo marba qofka uu la dhaqmayo, al-yacnii in uu noqdo jirjiroole-siyaasadeed.Qofkii ugu horreeyay ee uu arrintaa ku siro wuxuu ahaa faylasuufkii Giriiga ee caanka ahaa Socrates. Alcibiades wuxuu ahaa cagsiga Socrates, oo aysan dunidu qiimo u laheyn, si basiid u noolaa, kuna mashquulsanaa xikmad iyo mabaad’i. Balse wuxuu ku guuleystay inuu isku ekaysiiyo Socrates inta uu la joogo, sida in uu la galo socodyo dhaadheer oo kala sheekeysto xikmadaha, mandiqa iyo mabaad’ida uu akhriyo. Socrates si wacan ayuu u fahamsanaa shakhsiyadd