Hordhac: Bayern Munich Vs Man United: Bayern Munich Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Red Devils.

Hordhac: Bayern Munich Vs Man United: Bayern Munich Oo Rikoodh Fiican Ku Leh Red Devils.

Kulan adag ayaa sugaya  United marka ay ka hor tagaan Bayern Munich oo ay isku arkayaan kulan ka tirsna wareegga 1-aad Group-yada Champion-ka ,waxa ayna kulankaan galayaan iyadoo guul darro xooggan todobaadkaan kala kulmay horyaalka Ingiriska

Xogta Kulanka

- Advertisement -

*Mid kasta oo ka mid ah 11-kii kulan ee hore ee u dhexeeyay FC Bayern Munchen iyo Manchester United ayaa ahaa  biirtay tartanka UEFA Champions League-ga Kooxda Jarmalka waligeed guuldaro kalama kulmin Garoonkooda  Arina iyadoo Red Devils la ciyaareysa   waxa ay badiyeen sedex jeer halka labana ay galeen bar bar dhac

*Kaliya Real Madrid ayaa Bayern Munich kaga sareysa safashada kulamada Champion-ka kuwaas oo leh 304 jeer halka kooxda reer Jarmal ciyaareen 282 kulan waana xilli ciyaareedkii 16-aad ee xariir ah ee ay ka qeyb galayaan

Munich tan iyo iyo  xili ciyaareedkii 2003/2004 waxa ay wareegga bug baxda u soo baxaan 19 jeer markii ugu dambeysay ay ku fashilmeen wax aay aheyd xilli ciyaareedkii 2002/2003-dii

*Manchester United ayaa laga saaray wareega group-yada UEFA Champions League laba ka mid ah lixdii olole ee ay ciyaareen tartanka tan iyo markii Alex Ferguson uu ka fariistay tababarka .

Shaxda laga yaabo in United ku soo gasho

 

 

 

Related

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept