Hogaamiyaha Gobaladda Waqooyi oo isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah masuuliyiinta xukuumadiisa

#image_title

Khamiis, May, 11, 2023 (AX) – Madaxweyaha Gobaladda Waqooyi Muuse Biixi Cabdi, ayaa wasiir u magacaabay wasaraada maalgashiga, badhasaabkii gobolka Sool ayuu Gabilay u badalay, Sool na guddoomiye cusub ayuu u magacaabaay, sidookale badhasaabkii Gabilay ayuu xilkii ka qaaday.Wasiirka Cusub ee maalgashiga ayaa loo magacaabay Cabdi Cismaan Dhaga-weyne,  goddoomiyaha cusub ee gobolka Sool ayaa loo magacaabay Cabdikariim Siciid Aw Cabdi, guddoomiyihii gobolka Sool Cabdikariin Aadan Xaaji ayaa isna loo badalay Galibay, waxaana xilkiisii waayay guddoomiyii hore ee Gabilay Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

Hoos ka akhriso wareegtada madaxweynaha oo faah faahsan:-

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept