Golden Boy: 20-ka Xiddig Ee U Tartamaya Abaalmarinta Wiilka Dahabiga Ah Ee Sanadkan Oo La Soo Saaray.

Golden Boy: 20-ka Xiddig Ee U Tartamaya Abaalmarinta Wiilka Dahabiga Ah Ee Sanadkan Oo La Soo Saaray.
3

Waxa la soo saaray Liiska 20-ka xiddig ee da’yarka ah ee u tartami doona wiilka dahabiga ah ee sanadka 2023.

Xiddiga cusub ee kooxda Real Madrid Jude Bellingham iyo xiddiga kooxda Bayern Munich ee Jamal Musiala ayaa hogaaminaya xiddigaha u tartamaya abaalmarinta.

Sidoo kale xiddiga kooxda Barcelona ee Gavi ayaa ka mid ah xiddigaha u tartamaya abaalmarinta sanadkan.

Xiddiga kooda Liverpool ee Harvey Elliote ayaa sidoo kale ku jira xiddigaha u tartamaya abaalmarinta wiilka dahabiga ah ee sanadkan.

Related